Kulankii Guud Ee Dadweynaha & Dhagaysigooda Iyo Qancintoodii
Kulankii Guud Ee Dadweynaha & Dhagaysigooda Iyo Qancintoodii

Kulankii Guud Ee Dadweynaha & Dhagaysigooda Iyo Qancintoodii
+++++++++++++++++++++++++++
Waxaa maanta gelinkii hore abaaro 10:10 AM ilaa 12:00 PM ka qabsoomay hoolka shirarka ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa shirkii wiiglaha ahaa ee toddobaadkiiba mar qabsooma ee Kulanka Dadweynaha,oo maalin walba oo Isniina la qabto,Shirkan lagu qaabilayay dadweynaha / bulshada kala duwan ee Caasimada Hargeysa iyo Nawaaxigeeda deegaanka ku ah waxaa wada shir-gudoominayay K/x Duqa Caasimada Jsl ee Hargeysa ahna Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi iyo Xoghayaha Fulinta D.hoose ee Caasimada Hargeysa Mudane Axmed Maxamed Cabdilaahi "Derajo", waxaa kaloo goob joog ka ahaa Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka, Xildhibaan Cismaan Waxar , iyo Mas'uuliyiin kale iyo aniga oo gacan yare uga ahaa Guddidaas Fulinta qaabilaada, kulanka iyo dhegaysiga dadweynaha.

Madaxdu waxay dadweynihii kulanka kasoo xaadiray oo aad ubadnaa tiradoodu ,tiro ahaana dhamaayeen ilaa 150 qof , ay shaqsi shaqsi u weydiiyeen mid waliba baahida uu u socdo, iyadoo qof waliba sheegtay baahidiisa la xidhiidha lakulanka duqa , madaxduna ay dhamaan dadweynihii kulanka kasoo qeyb galay dhamaantood si xilkasnimo ah u dhegeysteen, isla markaana ugu dambayn kawada qanciyeen arrimaha ay u socdeen oo intooda badan la xidhiidhay hawlaha shaqo iyo adeegyo ee D.hoose u fuliso dadweynaha iyo magaalada Hargeysa, sidaasna dadweynahaasi kuwada qanceen.

Goorihii dambe ee kulanku gebo-gebada ahaa la naadiyay cid doonaya in loo shaqeeyo oo laga qanciyo baahiday usocdaan, sidaasna ay kudhamaystirmeen dadweynihii Madaxdu lakualmaysay.

Allaa Mahad Leh..

F.G : Maalin walba oo isniina ayuu kulankan dadweynuhu qabsoomaa week walba , 10:20 AM ilaa 12:00 PM.

Mayor Message

Hargeisa City Council is committed to maximizing your access to City information and our ability to hear from you. This website is an important tool – a gateway to City services that provides exciting new opportunities for citizen interaction, information and involvement. Based on your input, the City has designed this website to make it easier than ever for you to access information. And this site is just the beginning. It provides a great base for creating additional opportunities for feedback and dialogue. This website design – and our recently introduced award-winning portal that supports it – will allow us to continue to add interactive services that will streamline your transactions and conversations with City Hall when you choose to visit us virtually, rather than in person. It’s a foundation for the future that will take shape – with more new features and Read More »»

Videos Updates Query Failed