Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdiraxnaan Maxamuud Caydiid
Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdiraxnaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ay weheliyaan Xildhibaano Golaha Degaanka iyo hawl wadeeno Dawladda Hoose ka tirsan ayaa bilaabay dhismaha wadada Buurta kala jeexaan oo gabi ahaanba burbur xoogani soo gaadhay. Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Mudane  Cabdiraxnaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ay weheliyaan Xildhibaano Golaha Degaanka iyo hawl wadeeno Dawladda Hoose ka tirsan ayaa bilaabay dhismaha wadada Buurta kala jeexaan oo gabi ahaanba burbur xoogani soo gaadhay.

Dawladda Hoose ee Hargaysa oo ku guulaysatay keenida qalab casriya oo loogu tallo galay dhismaha wadooyinka ayaa  dayaxtirka wadadan galbeedka ka soo gasha Caasimadda, waxay Dawladda Hoose ka soo bilawday halkii uu ahaan jiray Istabtii hore, waxaana la qolaf qaaday laamigii hore oo aanay wax badani ka sii noolayn,

dhanka kale duqa caasimadu waxa uu ka dhawaajiyay in marka dhismahan la dhameeyo uu bilaabi doono dhismaha jidka wayn ee ka soo bilaabma madaarka wayn ee caasimadda ilaa suuqa waaheen



 

Mayor Message

Hargeisa City Council is committed to maximizing your access to City information and our ability to hear from you. This website is an important tool – a gateway to City services that provides exciting new opportunities for citizen interaction, information and involvement. Based on your input, the City has designed this website to make it easier than ever for you to access information. And this site is just the beginning. It provides a great base for creating additional opportunities for feedback and dialogue. This website design – and our recently introduced award-winning portal that supports it – will allow us to continue to add interactive services that will streamline your transactions and conversations with City Hall when you choose to visit us virtually, rather than in person. It’s a foundation for the future that will take shape – with more new features and Read More »»

Videos Updates Query Failed