Xaflad balaadhan oo laysku arkay Oo ay xilka kula kalawareegayeen Xoghayihii hore iyo kan cusub ee DH oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa [Sawiro]
xafladii xilwareejinta Xaflad balaadhan oo laysku arkay Oo ay xilka kula kalawareegayeen Xoghayihii hore iyo kan cusub ee DH oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa [Sawiro]

Hargeysa [BMC]-Xaflad balaadhan oo ay xilka kula kalawareegayeen Xoghayihii hore ee Dawladda oose Mawliid Waris Cabdilaahi iyo Mr Raaabi oo ah Xoghayaha cusub ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargrgeysa.Xadfladda munaasibadan oo si qurubadan looga soo shaqeeyey abaabulkeeda waxaa ka soo qaybgalay Maayarka  Hargeysa,mudanayaasha Golaha Deegaanka,sulaadiin,siyaasiyiin iyo dadweyne kale oo farabadan,furitaankii xafladaasi  waxaa ka hadlay
Ku xigeenka duqa caasimadda cabdicasiis Maxamuud Xaashi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa hadalkiisa ku bilaabay “ka soo qaybgalka xafladda xil wareejinta ee xoghayihii hore oo aanu wada shaqaynaynay oo si fiican usoo wada shaqaynay iyo xogyaha cusub oo aan filayno in sidii hore si ka fiican u wada shaqayn doonno”Agaasimaha arrimaha bulshadda Khadar Yuuusuf Cali ayaa isna ka warbixiyey shaqadda dawladda hooose iyo qaabkay u wada shaqeeyaan.
runtii farxad bay ii tahay anigoo ku hadlaya magaca shaqaale dawlada hooose, waa munaasibad xil wareejineed oo aan loo baahnayn in hadal badan la yidhaahdo, xilkan waxa hayey saddex sanno iyo dheeraad mawliid weris oo hadda loo bedelay agaasimaha warshadaha, waxaana u mahad celinnayaa sida wanaagsan ee uu noola shaqeeyey, waxaan odhan kara mudaddaasi uu xilka hayey wax badan ayuu nasiiib u helay, si fiicana wuu ula jaad qaaday golaha cusub ee dardarta cusub la yimid, sidaa darteed si nadiif ah ayey kaga tagayaa, xoghayaha cusub ibraahim Raabi marka hore xilka cusub ee loo igmaday waannu ku soo dhoweynaynaa, waana hawl balaadhan oo u baahan Samir iyo dulqaad, waana mashiinka hawlaha dawladda hoose socodsiiya, ilaahay waxaan u beryeyaa inuu u fududeeyo, waxaana u balanqaadayna in sidii xogyihii hore ula shaqaynay iyo si ka wanaagsan ula shaqayn doonno”.


Mayor Message

Hargeisa City Council is committed to maximizing your access to City information and our ability to hear from you. This website is an important tool – a gateway to City services that provides exciting new opportunities for citizen interaction, information and involvement. Based on your input, the City has designed this website to make it easier than ever for you to access information. And this site is just the beginning. It provides a great base for creating additional opportunities for feedback and dialogue. This website design – and our recently introduced award-winning portal that supports it – will allow us to continue to add interactive services that will streamline your transactions and conversations with City Hall when you choose to visit us virtually, rather than in person. It’s a foundation for the future that will take shape – with more new features and Read More »»

Videos Updates Query Failed